qisada ninkii uu N.ciise soo nooleyey isago cadabka ku jirey 400 oo sano, wuxu shegey arin ka ohisey

Share
Embed
  • Loading...
  • Published on:  Saturday, October 31, 2020
  • FUAD AMIN: Home of islamic studies
    cnannelkaan waxaad ka heli doontaa barnaamijyo diini ah sida: qisooyinka nabiyada, qisooyinka asxaabta, qisooyinka quraanka, iyo muuqaalo kordhin doona garashadaada iyo aqoontaada
    ______________________________________________________________________________________________________
    Asc
    Wuxuu alle SW
    banii aadamka usoo diri jiray
    rusushiisa
    wuxuuna ku ayidi jiray
    mucjisooyin rabbaani ah
    taaso dadka
    u caddeynesay
    run sheegista
    rasulkooda
    Nabi walbana
    wuxuu lahaa
    mucjiso u gaar ah
    Tusaale ahaan
    nabi ibraahiim CS
    alle SW idinkiisa
    ayuu dabkii lugu tuuray
    uga badbaaday,
    Nabi muusena CS
    ushiisa ayuu badii
    ku dhuftay
    oo labo u kala dhambalay,
    Nabi ciisena CS
    wuxuu alle SW
    ku karaameeyay-
    in ka badan hal mucjiso
    Balse mucjisooyinkiisa
    waxaa ugu weyneed
    in uu awood u lahaa
    in uu alle idinkiisa
    Ku soo nooleeyo
    dadkii dhintay,,
    Hadaba
    Maxay ahayd
    sirta ka dambeysay
    mucjisadaas
    layaabka badneyd?
    Yaase kamid ahaa
    dadkii uu soo nooleeyay -
    nabi ciise?
    Sideebuuna ku soo
    nooleen jiray?
    Muuqaalkaan gudihiisa
    ayaan idinkaga jawaabi doonaa
    dhammaan su’aalahaas
    iyo kuwo kalo badan,
    Daawasho wacan

    fuad amin daud ka dhigo wehelkaaga si aad u kobciso aqoontaada

    #plz_subscribe #qisooyinka_nabiyada

    booqo channelkeyga labaad:
    #horusocod_media : https://cnclips.net/channel/UCVgzTBxm6e0XVk9f8_DXcQg
    __________________________________________________________________________________________
    daawo muuqaaladeena kale:

    playlist: https://cnclips.net/video/nHLu0eD_EtQ/video.html

    1) qisadii qowmu samuud iyo hashii nabi saalax: https://cnclips.net/video/RBDQulfEB4I/video.html

    2) qisada saxaabigii jaliilka ahaa suheyb al ruumiyi: https://cnclips.net/video/Ajwv_n2wOj0/video.html

    3) 5 shey oo burinaya soonka dadka qaarna aysan ku baraarugsaneen: https://cnclips.net/video/NfGApNvRvUk/video.html

    4) muxuu sheydaanku ku sameeyaa qofka sooman: https://cnclips.net/video/7uUjziPqRaQ/video.html

    5) maxaa dhacaya habeenka ugu horreeya bisha ramadaanka: https://cnclips.net/video/ys9keACFekw/video.html

    6) 4 qofood oo soonkooda aanan la aqbalin: https://cnclips.net/video/Ax0e0UiTefM/video.html

    7) masaakiina ayey sadaqada u diideen kadib alle ayaa ciqaabay qiso layaab leh: https://cnclips.net/video/zjYCpAS7IP8/video.html

    8) qisada doontii nabi nuux cs iyo mucjisooyinkeeda: https://cnclips.net/video/Z8Mp9lPhidA/video.html

    10) daawo siduu alle uga aargoostay kadib markii ay dileen nabigiisa: qisadii nabi zakariye: https://cnclips.net/video/YX0wv7tq9q0/video.html

    11) saddex nabi oo loo diray hal tuulo: https://cnclips.net/video/5-hrZCN-HL8/video.html

    12) saddex nin oo alle SW imtixaamay iyo labo oo ku dhacday imtixaanka iyo mid ku guuleystay: https://cnclips.net/video/CQ67_nuCPBk/video.html

    13) qisadii nabigii biqirka ahaa, nabi sulaiman CS: https://cnclips.net/video/GVVKgP7iaYU/video.html

    14) ninkii diiday in uu alle SW ugu shukriyo nicmaduu siiyay iyo ciqaabtuu alle SW ku riday: https://cnclips.net/video/MlokEAwh8AE/video.html

    15) qisadii faraantigii nabi suleymaan CS: https://cnclips.net/video/tc-KZzQKK1U/video.html

    16) qisadii dhax martay nabi suleymaan iyo balqiisa(boqoradii saba') https://cnclips.net/video/hGJ_BhZLb4Y/video.html

    17) meelihi kala fogaa ee lugu soo kala dejiyay xaawo iyo aadam, iyo sheydaanka: https://cnclips.net/video/dsDTQQrzDnA/video.html

    18) qisadii layaabka laheed ee daaluut iyo jaaluut, iyo nabi daauud CS: https://cnclips.net/video/fV-X6gyHah4/video.html

    19) qisadii nabi muuse, iyo sheekadii dhax martay isaga iyo rabigiisa SW: https://cnclips.net/video/Gv0Z0bXfV2g/video.html

    20) nabi nuux iyo nabi luud, iyo xaasaskoodii khiyaanada badnaa: https://cnclips.net/video/ZsCZvoFuaG8/video.html

    21) qisadii saamiriga, iyo dibiga iyo qoomkii nabi muuse CS: https://cnclips.net/video/zhGmcPU6q1k/video.html

    22) qisadii nabi muuse iyo kala dhambalmidii bada: https://cnclips.net/video/fQ6hOhQpplk/video.html

    23) qisadii nabi muuse iyo mucjisooyinkii ay leheed ushiisa: https://cnclips.net/video/nHLu0eD_EtQ/video.html

    24) qisadii haabiil iyo qaabiil iyo wax badanoo aadan ka ogeen: https://cnclips.net/video/xUwrmMwnmEc/video.html

    25) qisadii haaruut iyo maaruut, ma malaaikbay ahaayeen mise banii aadam: https://cnclips.net/video/ZrG9ZZ_eQBY/video.html

    26) siyaasadii uu nabi muxamad SC uga baxsaday gaaladii qureysh, qisada hijradii nabiga SC: https://cnclips.net/video/AGFus4RWT7Q/video.html

    27) qisada ushii nabi muuse CS: https://cnclips.net/video/B0MboSH7IUE/video.html
    ________________________________________________________________________________________________
Loading...

Comment